Rasaas dabaaldeg ah oo ka dhacaysa Muqdisho ka dib go’aankii RW Rooble

Rasaas dabaal deg ah oo lagu soo dhoweynayo go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle kaga soo horjeesteen muddo kororsiga iyo ayidaadii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka bilaabatay magaalada Muqdisho. Rasaastan oo ah hawada loo ridayo ayaa ka dhaceysa aagga Mirinaayada ee cdegmada C/casiis iyo goobihii ay ku sugnaayeen Ciidamadii ka soo horjeeday Muddo Kororsiga. Talaabadan ay qaadeen Madaxda … Continue reading Rasaas dabaaldeg ah oo ka dhacaysa Muqdisho ka dib go’aankii RW Rooble